Itoobiya oo shidaalkii ugu horeeyey ka soo saaratay dhulka Soomaalidu degto

Ethiopia ayaa markii ugu horeysay bilowday soo saaritaanka saliid Ceriin ah iyo shidaal dibiici ah waxaana laga soo saaray deegaanada dhaca bariga dalkaasi  ee Kalub iyo Hilaal kuwaa oo ka tirsan dhulka Soomaalida dagto ee Ogaadeeniya.  Xafladda daahfurka soo saarista shidaalka waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socda taliska Itoobiya iyo … Continue reading Itoobiya oo shidaalkii ugu horeeyey ka soo saaratay dhulka Soomaalidu degto